Mudane Cabdulaahi Xuseen oo waraysi dheer oo meelo badan taabanaya siiyay warbaahin laga leeyahay wadanka Sweden aadna wax uga qorta xaalada Itoobiya.

Waraysigan oo ku qoran luuqada ingiriiska ayaa waxaa kamida hadalada Cabdulaahi ” Mar ay ahaataba cidii danbiile ahi sharciga way hor imandoontaa waana lala xisaabtami doonaa” waxaa kaloo hadaladiisa kamida ahaa “Dambiyada loogaysto shacabka deegaanka inkastoo uu Cabdi illey masuul kayahay hadana ururka itoobiya maamula ee EPRDF sibuuxda ayay uga warqabaan, raalinka way kayihiin iyagaana waxanoo dhan kadanbeeya cabdi illeyna meesha ku haya“.

Sidoo kale waxaa kamida  ahaa hadalladii qiimaha badnaa ee Mudane Cabdullahi uu Saxaafada Swedish ka lawadaagay “Dadka iyagoo og dambiyada meesha kadhacaya wali lasiishaqaynaya kalitaliska Itoobiya qayb ayay kayihiin dambiyadaas”

Inkastoo uu qoraalku isagoo faahfaahsan mareegta  hoose ku qoran yahay wuxuu Mudane Cabdulaahi cadaynayaa in uu meesha gumaad aad u xumi kasocdo loona baahan yahay dadka wali dawlada ku dhex jiraa inaysan indhaha istirin ee ay ficil sameeyaan iyagoo waliba siyaabo kala duwan oo aana ladareemaynin wax u qaban kara.

Hoos guji warbixintii oo dhamays tiran.

http://www.untoldstoriesonline.com/abdullahi-hussein-whistleblower-ethiopia/

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay