Waxaad hoos ka daawataan mid kamid ah khudbadihii ay ka jeediyeen masuuliin kamid ah ururrada matala shucuubta ay Itoobiya gumaysato ee ku dhaqan magaalada London ee caasimada Ingiriiska. Masuuliintan ayaa khudbadahan ka jeediyay munaasabad lagu xusayay xuska maalinta Xasuuqa Ogadenya oo London ka dhacay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay