Waxaa soo gaadhay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA hees cusub oo uu soo allifay isla markaana uu ku luuqaynayo Al-Abwaan Cabdijabaar Indhacade oo kamid ah Ciidanka Xooga Dalka Ogadenya.

Heestan oo uu Abwaanku uu ku muujinaya dareen wadi oo aad u qiiro badan ayaad mareegtan hoose kaga bogan doontaan ee dhagaysi wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay