Sida aad la socotaan waxa baryahan dambe sii badanaysa nacaybka looqabo masuuliinta dawlada Itoobiya ee ay kataliyaan Woyanahu:

Halkan hoose kadaawo Wasiirka Arimaha Dibada ee Itoobiya oo booqasho qarsoodi ah ku yimid wadanka Sweden, Xoogaga mucaaradka ahna ay ka warheleen, waxa ka qabsaday mar labaad isaga oo shir kasoo baxay ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay