idinku Xabashida la jira Xasuuqiina Uguur-guurta iyo ereyo kale oo kamid yahay

Xabiibkaygu waa Halgame, Xurmaan u hayaa Nafti hure

waxa ay kamid tahay ereyo hees ay soo saartay fanaanada caanka ah ee Qaranka Somaliyeed Saado Cali Warsame. oo ay ku taagerayso Jabhada wadaniga xoretynta Ogadeniya. Muqaalka Sawirada Filimkan ayaa waxa lagu ladhay farsama yaqaanka weyn ee somaliyeed Amiin Caamir muqalada uu kasoo saarey dhibatada ka tagan ama heysata shacabka Somalida Ogadeniya. waxana kaqeybqaatay faafinta heestan amin arts.  Saado ayaa waxa lagu yaqaana geesinimo iyo Karti ay ku soo saarto heeso ay ku taagerayso Halganka Shacabka Somalida Ogadeniya. hadab hoos ka daawo heestan;

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay