Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ( JWXO ) ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan oo ay ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan gayiga Ogadenia. tacadiyadan oo isugu jira Xidhay iyo Dhac ayaa u dhacay sidan.

20/4/16 Tuulada Farmadow oo Dagmada Qabridahare katirsan waxay ciidanka wayaanahu xidhay iyo dhac ugu gaysteen muwaadin lagu magacaabo Xassan Haaruf oo 40000 oo bir ay kadhaceen.

21/4/16 Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob waxay ciidanka gumaysigu xidhay iyo dhac ugu gaysteen dad 50 kor udhaafaya oo shacab ah waxaana magacyadooda helay

1 dhubad cabdi qalinle
2 guray maxamad ismaaciil
3 carab xassan dhurde
4 cabdi risaaq cabdulaahi bile
5 yaxye maxamad nuur
6 kaamil macalim axmad
7 shugri cataab
8 nimco aadan maxamad
9 Aamina xaaji maxamad
10 nimco macalim maxamuud
labada gabdhood ee udambeeya waxaa laga dhacay 70000 oo bir.

22/4/16 Dagmada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo waxay ciidanka cadawgu xidhay iyo dhac ugu gaysteen
1 cabdirashiid sanyare
2 cabdi casiis sanyare oo shirkada Kaah wakiil u ahaa
3 tiyooto irshaad oo hal bakhaar lagala wareegay
4 maxamad aamiin oo shirkada Taran wakiil u ahaa.

22/4/16 Dagmada Shaygoosh ee Gobolka Qoraxay waxay ciidanka bahalka ah ee wayaanuhu ku xidheen
1 maxamad bale maxamad diiriye
2 cibaado maxamad cumar.

22/4/16 Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar waxay ciidanka anshaxa xun ee gumaysigu kuxidheen
1 sacdiya cabdi cumar
2 khadar maxamuud
3 muxiyadiin bashiir
4 fardowsa macalim.

22/4/16 Tuulada Dalaad oo Dagmada Qabridahare katirsan waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen ninka lagu magacaabo Yuusuf Sh Cabdi Mursal.

22/4/16 Dagmada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar waxay ciidanka wayaanahu xidhay iyo dhac ugu gaysteen dadka kala ah
1 xassan ow daahir oo 1 bakhaar ay kala wareegeen
2 cabdi coday oo xaalada kaah wakiil u ahaa hanti badana ay kala wareegeen
3 axmad cabdulaahi oo 1 bakhaar ay kala wareegeen
4 maxamad iskacase oo 1 bakhaar ay kala wareegeen
5 kaltuumo maxamad Geedi oo 1 bakhaar ay kala wareegeen
6 Ina shugri sh ismaaciil oo 1 bakhaar ay kala wareegeen
7 Haashim Cabdiraxmaan oo 1 bakhaar ay kala wareegeen
8 Cabdiraxmaan cabdulaahi oo xawaalad uu joogay lagala wareegay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay