Caalim kamid ah culimo awdiinka Ogadenya oo haatan ku sugan xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya aya shir ay jaaliyada Ogadenya ee halkas ka howl gasha ku qabatay xeryahaan wuxuu kasoo jeediyey wacdi diini ah oo aad u qiimo badan kaas oo uu ku faahfaahiyey qiimaha ay leeyihiin samirka iyo adkaysiga.

Shakha ayaa wacdiga ku sheegayu in ummad halgamaysa ay laasim tahay inay halganka u samirto adkaysina muujiso,sidoo kale Sheekhu wuxuu kasoo qayb galayaashi shirka iyo umada Ogadenya ba ku booriyey is caawinta iyo in la ogaado dadkan danyarta ah ee qaarkood kasoo qaxeen cadaadiska iyo dhibaatooyinka gumaysiga Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay