Waxaa Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya ka dhacay Shirweynahii Ururhoosaadka OYSU Nairobi kaasi oo lagu doortay Xoghaye Cusub oo Ururhoosaadkaasi hogaamin doona Inshaa Allaah

OYSU

Shirkan oo ka dhacay Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ayaa waxaa kasoo qayb galay Xubnaha kala duwan ee Faraca Faafan Iyo kuwa OYSU Nairobi waxaana lagu doortay Xoghaye Cusub oo badali doona Xoghayahii hore ee OYSU Maxamed Cabdullaahi Yurub, waxaana cod Aqlabiyad ah lagu doortay Mudane Muxumed Macalim (Saxardiid) oo noqonaya Xoghayaha Ururka OYSU ee Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

OYSU-Nayrobi -Kenya

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay