Warbixin iyo sawiro hordhac u ah shirkii Hogaanka arimaha dibada ONLF iyo Xubnaha jaaliyada ogadenia oo furmay ugu horeen waxaa sidii caadaad inoo aheed lagu furay ayadaha Qur aanka kariimka ah kadib waxaa warbixin iyo soo dhaweeyn ka soo jeediyay Gudooomiyaha jaaliyda ogadenia ee Sweden Mudane Abdirahman.

Waxaa makarafoonka lagu soo dhaweeyay Hogaanka arimaha dibada jwxo Dr abdirahmaan maadeey hogaanka ayaa xubnaha warbixin ka siiyaay Isbahaysiga PAFD EE lagu midoobay qoomiyadaha   dagaaalka kula jira gumaaysiga daalan ee Ethiopia .

Shirkii ayaa wali si habsami ah u socda waxiii ka soo kordhana wararka dambe ONA kala socoIMG_0682IMG_0681IMG_0680IMG_0679IMG_0683IMG_0682IMG_0684IMG_0680

By Heegan

ONA Sweden

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay