Waxaa wadanka Koonfur Afrika si nabad ah kugaadhay Mudane kamid ah masuuliyiinta Golaha dhexe ee JWXO Mudane Maxamed Rashiid Sh Abdulaahi oo G/xigeeynka Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Jaaliyaadka ee JWXO

Mudanahan oo kasoo kicitamay wadanka Maraykanka ayaa waxaa si wayn u soo dhaweeyay Hawlwadeenka Jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika

Mudanahan oo mudo kisugnaan doona wadanka Koonfur Afrika ayaa la kulmi doona Bulshada Soomaaliyeed ee kunool wadanka K Afrika

Faah faahinta Safarka Mudanaha kala soco wakaalada wararka ee ONA

By wariye Gumaysidiid

imageimageimageimageimage

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay