Caalamka waxaa naxdin iyo argagax ku riday naxariisdarada dadka Shiinaha ah markii la daawaday muuqaalka gabadhan yar ee 2ba jirka ah oo gaadhi intuu ku jiidhay suuqa badhtankiisa laga waayay dadkii meesha marayay qof intuu ku fuurarsado gabadha yaree rafanaysa ka qaada wadada ilaa uu gaadhi labaad ka dul maro.

Markii la weydiiyay darawalka sababta uu uga tagay markuu jiidhay gabadha yar wuxuu ku jawaabay; “hadday dhimato waxaan bixinayaa $3000, hadday dhaawac noqotase intaa ka badan ayaa la’iga qaadi.”

Shacabka Afrika ee ayaanka daran, haka tashadeen, isbahaysiga dhex maray dawladda Shiinaha iyo kalitalisyada xukuma Afrika ee dhiigayacabka Itobiya uu hormuudka u yahay.

Daawo.

ONA.

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay