Ogaysiis waxaa dhamaan Shacabka Soomaliyeed ee ku nool wadanka Denmark gaar ahaan jaaliyadaha Soomalida  Ogadenia ee Denmark lagu wargalinayaa in ay  kasoo qayb galaan mudaharaad balaadhan oy jaaliyadaha Ogadeniya & Oromiya ay si wadajir ah u  wada qaban doonaan 13/5/2016 waa maalinta Jimcaha ah  inshallahu.

Mudaharadkani aad ayuu muhiim uyahay waxaa lagu taageerayaa kacdoonka Shucuubta dulman fadlan adoo mahadsan kasoo qaybgal uhiili dadkaaga iyo dalkaada.

Ciiwaanka waka hoos ku qoran wixii faafaahin ah kala soo xidhiidh mamulka Ogaden community in Denmark.

Goobta: Rådhus Pladsen waxaana lug lagu tagi doonaa Xarunta Barlamaanka Denishka ee (Folk Tinget)

Saacadu : 14:30 — 16:30 PM (Galabnimo).

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay