Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia
ayaa kawarbixinaya
tacadiyadii ugu dambeeyay ee Ciidanka
Gumaysigu ugaysteen dadka
shacabka ah ee S.ogadenia. wariyaha Wakaalada
Wararka Ogadenia ONA
ayaa soo uruuriyay tacadiyadii ugu dambeeyay
waxayna u dhaceen sidan.

15/5/16 Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob
waxay ciidanka wayaanahu
kuxidheen dad 20 kor udhaafaya oo shacab ah
waxaana magacyadooda helay
1 carab xassan hure
2 axmad daaweeye cali Dhaqane
3 cabdi risaaq cabdulaahi
4 yaxye maxamad nuur
5 kaamil macalim axmad
6 Aamina xaaji maxamad
7 nimco aadan maxamad
8 abshir cali ibraahin
9 hire badqas cumar
10 feetin badqas cumar
11 nuur maxamuud xassan
12 maxamad cabdi sanyare
13 khadar maxamad shugri
14 Sulub astur
15 Jamaal maxamad aadan
16 khadar maxamad aadan
17 ugbaad daahir cali
18 nimco macalim maxamuud.

16/5/16 Jinoole oo Dagmada Wardheer ee
xarunta Gobolka Doollo katirsan
waxay ciidanka wayaanahu si xun ugu dileen wiil
10 jir ah oo lagu
magacaabi jiray Ina Cabdulaahi Jinoole.
isla goobta waxay xidhay iyo dhac mooraduug ah
ugu gaysteen Cade
Dhicis oo wuxuu dad iyo duunyo lahaaba ay
latageen.

16/5/16 Daratoole oo Gobolka Doollo katirsan
waxay ciidanka cadawgu ku
xidheen Macalim Isaaq.

16/5/16 Tuulada Caado oo dagmada Danood ee
Gobolka Doollo katirsan
waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen Maxamad
Cabdi samad.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay