Waxaad halkan kadaawataa Hordhaca waraysi aad u xiisa badan oo siyaasiga Maxamed Xuseen Awliyo uu siiyay ILAYS TV, Awliyo waxaa uu xilal kala duwan kasoo qabtay Soomaaliya waxaana uu kamid yahay siyaasiyiinta fara kutiriska ah ee sida dhiiran uga hadlay damaca waalida ah ee Gumaysiga Itobiya e, halkan kadaawo.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay