Waxaad hoos ka daawataan warbixin meelo badan taabanaysa  oo ku baxaya af-xabashi. Warbixintan oo kusaabsan dagaalada adag ee u dhexeeya Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) iyo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ayaa aad loogu falanqeeyay awooda Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) iyo sida uu Gumaysigu ugu fashilmay ka faa’iidaysiga khayraadka Ogadenya.

Warbixintan waxaa kaloo kamid ah warysi aad u xiisa badan oo kusaabsan dagaalada maalinlaha ah ee Ogadenya kasocda oo lala yeeshay Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Xasan Macalin. Hadaba hoos ka daawada warbixintan xiisaha badan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay