Shacabka Somalida Ogadenya ee ku hoos dulman Gumaysiga Itoobiya ayaa waxaa kamid ah Fanaaniin iyo Abwaano aqoon iyo khibrad balaadhan u leh sugaanta uu Shacabka Somalida Ogadenya hidaha iyo dhaqanka u leeyahay.

Hadaba waxaan maanta idiin haynaa mid kamid ah dhaantooyinka uu caanka kuyahay fanaanka da’da yar ee aadka looga jecelyahay dhaantadiisa qaarada Waqooyiga America, waa Al-Fanaan Gorgor Yuusuf. Hadaba daawasho wacan dhaantadii halku dhageedu ahaa  *Jigjiga*.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay