Shir heer sare ah ooy si wada jir ah u qabteen Gudoomiyaha haweenka Reer ogadenia iyo Gudoomiyaha haweenka ee qaarada oo ka dhacay xarunta Jaaliyada ee Denmark.

Waxaa shirka furay Gudoomiyaha Jaaliyada Denmark mudane Abdurahm shiino, kadib waxuu ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha ururka haweenka jaliyada Denmark marwo jamaad arab , kadib waxa lagu soo dhaweeyey Gudoomiyaha ururka haweenka aduunka ee JWXO aydoo kadib waxey ku soo dhaweysay marwo kows Sharif oo khudbad dheer oo dhinacya badan taabanaysa ka jeedisay.

Arimahan ayaa u muhiim sanaa
1. Shirku wuxuu ku saabsana ababuul ururka haweenka ee Denmark .

2. Shirka waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah haweenka somaliyeed ee ku nool wadanka Denmark

3. In la iska kaashado cadowga somaliyeed islamarkana tageeraan ururka haweenka ogadenya gaar ahaan kan Denmark

image image image image image image image image image image

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay