Shirka jaaliyada ogadenia ee Sweden ayaa hada ka furmay magalada Kramfors,shirka oo ku bilawday jawi aaad u wanaagsan waxaa ka soo qayb galay xubnaha jaaliyada Swden shirka ayaa sidii caadada inoo aheed lagu furay ayadaha Qur aanka kariimka ah iyo heesta calanka ogadenia .

Waxaa iyagana shirka ka soo qayb galay madax ka tirsan Jabhadda wadaniga xoraynta ogadenia xildhaan Riyaale xaamud ahmed ,Xildhibaan hussein gabood iyo xildhibaan Abdi naasir gadhweyn.

Wararka shirka iyo xaalada guud eee madasha shirka kala soco wararka dambe ONA

IMG_0747 IMG_0744 IMG_0719 IMG_0717 IMG_0720 IMG_0745 IMG_0726 IMG_0731 IMG_0727 IMG_0718

By Heegan

Sweden

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay