jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee wadanka australia ayaa wada aloole balaadhan oo lagaga masaa furinayo wadanka australia xubno kamida xukuumada dhiigyo cabka ah ee TPLF oo uu kamid yahay horjooge cabdi ilay kuwaas oo si dhuumaal ah ku joogay wadanka australia maal mihii ugu danbeeyay,dhamaan xubnaha jaaliyada ogadenia ayaa isooga yimid  magaalooyinka waawayn kuwaas oo hada kusoo qul qulaya magaalada melbourne waxaana soo gaadhay saacadihii ugu danbeeyay waftiyo balaadhan oo ka kalo yimid magaalooyinka Sydney iyo Perth.

lasoco wararka danbe ee ONA iyo faah faahinta warkan oo dhamaystiran saacadaha soo socda

ONA-Melbourn

13434062_1118992581493939_1113424437_n 13407627_1118992484827282_195222119_n 13397086_1118992548160609_1129072959_o

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay