Getachew Reda oo ah Wasiirka Warfaafinta iyo isgaadhsiinta ee Gumaysiga Itoobiya oo ku raaxaysanaya Hotel wayn oo kuyaala wadanka Germany ayay u galeen koox mucaarad ah.

Waxay ku yidhaahdeen waxaa tahay danbiile, dad badan xasuuqay , waxaad tahay tuug hantididii dadka dhacay, waxaad tahay calooshii u shaqyste Tigrega kabaha u qaada………..

Waxaan jooganaa wadan xor ah ciidamada Agazina uma yeedhan kartid e maxaad samayn nacsyahow caloosha wayni?

Markaas ayuu u cararay dhinaca receptionka oo u dacwad u aaday e daawsaho wacan.

Maamul ku sheega gumaysiga Itoobiya ayaa meel kasta oy tagaan kala kulmaya dagaal & carqaladayn, waxaana laga caagiyay in ay shirar ku qabtaan wadanka dibadiisa.

Waxaad la socotaan dhawaan wixii wadnka Australia ku qabsday wafti ku sheegii ka socday Itoobiya.

 

 
 

1 Comment

  1. maamule1 says:

    kuhjkkj’lk;’,

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay