Waxaan ku jiraa bishii barakaysnayd ee Ramadaan. Bishan Ramadaan oo muhiimad gaar ah u leh Muslimiinta ayaa looga baahan yahay qof kastoo Muslim oo awoodi kara inuu Soomo.

Hadaba waxaan idiin haynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo ku saabsan Jacaylka Rabbi Iyo Rasuul  . Waxaa Muxaadaran soo jeedinaya Khayr Allaha siiyee Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi, ee daawasho wacan.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay