Waxaad hoos ka daawataan fashilka ku dhacay wafti ku sheeg ka socday dawlada Woyanaha oo rabay in ay shir  maanta ku qabtaan magaaalada Rotterdam ee wadanka Holland.

Booluska magalaada Rotterdam ayaa markii danbe la fakaday wafti ku sheegi taliska Addis Ababa ka socday shirkiina sidii ka dhacday Melbourne ayaa la Kansalay.

Waxaynu la wada soconaa in meelo badan oo dunida dacaladeeda ah ka mid ah in u fashilkan kuwo ka xuni ay ku dhaceen meelaha qaarkoodna lagaba soo masaafuriyay e daawasho wanaagsan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay