Tv ga Al-Jazeera ayaa dood uu soo qabanqaabiyay oo u dhaxaysa Wasiirka Isgaadhsiinta Gumaysiga Itoobiya, Getachew Reda iyo Masuul Sare oo kamid ah Jabhada Dimuqraadiga ee Oromiya (Oromo Democratic Fronta), Lencho Bati, waxaa diirada lagu saaray xasuuqa iyo xadgudubyada kala duwan ee taliska Woyaanuhu kula dhaqmay shacabka Oromiya.

Doodan oo kubaxaysa luuqa Ingiriisiga ayaa waxaa dhulka lagu masaxay wasiir ku sheegaya Woyaanaha oo fashil iyo fadeexadi ay ka raacday dhamaadkii dooda. Hadaba daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay