Waxaa lagu jiraa maalmihii ugu fadliga badnaa bisha barakaysan ee Ramadaan. Maalmahan waxay leeyihiin fadli iyo duco ugaar ah oo loo baahan yahay in muslimiintu ay ka faa’iidaystaan.

Hadaba waxaad hoos ka daawataan muxaadaro kahadlaysa ducooyinka loogu talogalay maalmahan barakaysan ee ugu dambeeyay bisha Ramadaan.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay