Sida aan horay idiinku soo gudbinay fashilkii  ku dhacay wafti ku sheeg ka socday taliska Woyaanaha oo rabay in ay shir ku qabtaan magaaalada Rotterdam ee wadanka Holland ayaa ku fashilmay.

Booliska magalaada Rotterdam ayaa markii dambe lacararay wafti ku sheegii taliska Addis Ababa ka socday shirkiina sidii ka dhacday Melbourne & Canberra  ayaa la fashiliyay oo uu qabsoomi waayay.

Waxaa xusid mudan in meelo badan oo dunida dacaladeeda kamid ah in uu fashilkan kuwo ka xuni ay ku dhaceen meelaha qaarkoodna lagaba soo masaafuriyay ee daawasho wanaagsan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay