Waxaa kusugan  magaalo madaxda wadanka Belgium ee Brussels wafti ka kooban dhamaan isbahaysiga PAFD uu hogaaminayay Hogaanka Arrimaha Dibbada ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Mudane Cabdiraxman Shekh Mahdi (Maadeey) ahna Hogaanka Arrimaha Dibbada ee Isbahaysiga PAFD (Isbahaysiga Shacbka ee Xoriyada & Dumoqraadiyada).

Arrimaha uu waftiga PAFD lawadaagay madaxda & masuuliinta kala duwan ee  ka tirsan Baraalmaanka Yurub ayaa waxaa kamid ahaa warbixino kusaabsan Xuquuqul Insaanka, Siyaasada & Horumarinta beenta ah ee Itoobiya, gaar ahaan shucuubta la gumaysto waxaana lagu  fashilin donaa beentii & borobagaandihii Gumaysiga Itoobiya u adeegsan jiray in ay  ku khaldo beesha caalamka.

Waxa intaas dheer in u waftigu soo hordhigi doono cadaymo mujiinaya gabood falada u gumaysiga Itoobiya ku hayo shuubta ay gumaysato.

 

Kala soco ONA faahaafinta warkan iyo kuwo kalab.

 

ONA ,Brussels

 

image

image

image

image

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay