War deg deg ah oo saaka nagasoo gaadhay magaalada Gaashaamo-bari Tuulo hoos tagta oo la yidhaahdo Dabiyad ayaa sheegaya in lagu laayey tuuladaasi dad shacab ah oo gaadhaya 6 ruux meesha 30 kale ay ka nolol kula tageen maleeshiyada Liyuu police-ku & Ciidamada Itoobiya.

 

Warkaan oo aan kal helnay ilo lagu kalsoonyahay ayaa waxaa sidoo kale noo xaqiijey wiil walaalkii uu kamid yahay dadka ay laayeen ciidamada Liyuu Police-ku & Ciidamada Itoobiya oo wada socda.

 

Dadkaan lalaayey wax dhib ah oo ay gaysteen majirto Laakin sida ay sheeganayaan waxay kulaayeen dadkaasi masaakiinta ah nabada ayaan kasoo horjeedaan

Xasuuqan ayaa daba socda xasuuq ay  maleeshiyaadka Liyuu Police-ku ka gaysteen deegaankaasi horaatii bishani barakaysan ee Ramadaan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay