Saynisyahanno ayaa sheegay in ay Tanzania ka heleen wax ay ugu yeedheen shidaal badan oo ah nooca loo yaqaanno Helium. Shidaalka noocan ah yaa aad muhiim ugu ah baadhitaanka caafimaadka ee MRI loo yaqaano, quwadda korontada ee Nukliyeerka laga dhaliyo iyo waxyaabo kaloo badan.

Waxaa jirtay cabsi laga qabay in uu gabaabsi ka noqodo adduunkaba. Hadda koox ka socota jaamacahada Britain ee Oxford iyo Durham iyo shirkad Norway laga leeyahay ayaa sheegay ay heleen kayd baladhan oo shidaalkaas ah.

Waxay sheegeen in laga yaabo in hal goob oo kali ah ay kujirto konton iyo afar bilyan oo cubic feet, taasoo ku filnaan karta in kabadan 1.2 milyan oo MRI (MRI waa mashiin casri ah oo lagu baadho jidhka banii’aadamka oo raa raajitada ka sii casrisan).

tanzania_flag_512x288_bbc_nocredit

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay