War deg deg ah oo hadda Ogadeniya naga soo gaadhay ayaa sheegaya in uu dagaal saacado kahor ku dhexmaray Ciidamada Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) iyo kuwa gumaysiga Itoobiya deegaanka Baliwiriir oo Dagmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay katirsan.

Dagaalkan  ayaa ciidamada Itoobiya lagaga dilay inta laxaqiijiyay 8 Askari waxaana lagaga dhaawacay 10 kale.  Dagaalkan oo ahaa mid ay siiqorshaysteen N/hurayaasha Xoreeynta Ogaadeenya ayaa waxuu u dhacay sidii loogu tala galay.

Waxii faahfahin ah ee Kasoo siyaada kala soco ONA haduu ilaahay yiraahdo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay