Waxaa mudaaharad balaan oo taliska Woyaanaha lagaga soo horjeedu uu ka dhacay degaan kamid ah Gobolka Oromiya oo lagu magacaabo  Amuru District, Horo Guduru Walaga.

Wararka kasoo gaadhaya ONA Oromiya ayaa sheegaya in shacabka Oromiya ee ku dhaqan deegaanka  Amuru District, Horo Guduru Walaga ay iskugu soo bexeen mudaaharaad balaan oo lagaga soo horjeedo tacadiya iyo dhibaatooyinka kala gadisan ee kooxda Woyaanuhu ay ku hayaan shacabka Oromiya.

Hadaba daawasho wacan qayb kamid ah mudaaharaadkii shalay ka dhacay Amuru District, Horo Guduru Walaga.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay