Waxaan idiin soo gudbinaynaa gabay uu inoo gabyayo abwaanka reer ogaadeeniya ahmed sheikh ali heelaale gabaygan oo uu ilahay ku baryahayo in ilahay galada wadanka ogaadeeniya dhaafiyo gabaygan ayaa ah gabayada isdaba jooga ah ee uu abwaanku inoo tiriyay waanan idiin soo gudbin doonaa haddii ebo idmo e daawsho wanaagsan.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay