Ururka Culumada Somalida ogadenia ayaa waxa uu Hambal u dirayaa Farxada maalinta Ciida Dhamaan Shacbi way naha Somaliyeed Khaasatana Shacabka Geesiga ah ee reer OGADENIA

Ururka Culumada Ogadenia ayaa waxay Hambalyo sidoo kale u direen madaxda Jawxo iyo hawul wadeenada Halganka waxayna Si Kal iyo Laab ah Hambal yada Ciida ugu marinayaan Hawada Ciidanka Qalabka sida ee Jiida Hore dagaalka ku jira ee Jwxo

Gudoomiyaha Dalada Culumada Ogadenia Al Fadiilatu Sheekh Mohamed Irshaad Sheekh yuusuf iyo dhamaan Masuuliyiin ta Dalada Culumada Ogadenia ayaa waxay Si Guud Hambalyo u lee yihiin Shacbi way naha Somaliyeed

Sidoo kale ururka culumada ogadenia Ayaa waxay ilaahay uga Baryeen shacabka ogadenia in Ciidan Ciideeda Gaadh siiyo dhamaan tood Ogadenia oo xor ah Cadaw gana La jabiyo  waxay Cambaar dusha kaga Tuureeen Gumaysiga iyo Dhidid Dhawrka Xasuuqa Ku haya shacabka masaakiinta ah ee reer ogadenia

Hambal yada Ciida oo Carabi ku Qoran Hoos ka Akhriso

 

تعلن هيئة التنفيذ لعلماء اﻷ غاذيني بمناسبة عيدالعطر المبارك وتهنئ لشعب المسلمين كافة وخاصة اﻷغاذيني ورئسائه و تخص بالتهنئة اﻷبطال من أبناء القوات المسحين وتعبر اللجنة عن أسفها أن ياتي العيد والشعب يواجه أبشع عدوان وأبشع مجازر وقتل وخنق وغصب وبكل عدوان وتجدد الهيئة العهد بثوابت الدفاع عن حقوق الشعب وتنوه الهيئة في تهنئتها أن مناسبة عيد العطر المبارك التي يحتفل به المسلمون في مختلف العالم يجب أن يكون فرصة لنشر قيم السﻻم والمحبة بين أبناء المسلمين والوقوف بوجه كل من يعكرسفوفها و يدمر أمنها وإستقرارها ممثﻻ بألتكريين ومن ورائها قوى الشر العالمية وابتهلت الهيئة الى الله عز وجل أن يمن على وطننا وشعبنا بiاﻻمن والخير والبركة وبفجر صادق تعتليه بشارات النصر والتمكين والخير الوفير والفتح وأن يحقن دماء شعبنا الجريح التي تسيل على أرضه الطاهرة وأن يفرج عن المعتقلين والمعتقلات باطﻻق السراح

 

By URURKA CULUMADA SOMALIDA OGADENIA (UCSO)

 

IMG-20160705-WA0062

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay