Gudoomiyaha ONLF Adm. Maxamed Cumar Cismaan ayaa munaasabada Ciida barakaysan ee Ciidul Fitriga ugu hambalyeeyey umada muslimiinta ah guud ahaan gaar ahaana shacabka Ogadenya,waxaa kaloo aad Ilays Tv ka daawan doontaan salaamaha ciida iyo Salaamaha ay hawada kasoo tabinayaan qaar kamid ah talilayaasha iyo N/hurayaasha jiida hore kujira.

HALKAN KA DAAWO.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay