Jaaliyada Ogadenia ee Koonfurta Africa Faraca Estern Captown ee Joka ayaa waxay Hambalyo u dirayaan Shacab way naha Somalida Ogadenia

Masuuliyiin Jabhadeed Iyo maamulka Jaaliyada ayaa waxay Hambalyadan uga Faa iidays teen inay salaan Hawada u mariyaan Ciidanka wadaniga xoraynta ogadenia iyo Guud ahaan shacabka Somaliyeed

 

Hadaba Hoos ka Daawo Hambal yada Ciida ee uu idiin soo Gud bin hayo Xafiiska warfaafinta Jaaliyada ogadenia ee Joka

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay