Khudabadii uu gudoomiyaha ONLF Adm.Maxamed Cumar Cismaan u jeediyey shacabka Ogadenya ayuu ugu baaqay shacabka meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan shacabka dagan gudaha Ogadenya inay ka dhiidhiyaan gumaysiga iyo dhibaatooyinka uu ku hayo dalka iyo dadkaba.

Gudoomiyaha ayaa shacabka gudaha si adag ugula dardaarmay inay kacaan oo ay gumaysiga iyo wakiiladiisa ku kiciyaan kacdoon iyo banaanbaxyo xoog leh sida shucuubta kale ee Itoobiya siiba shacabka Oromia.

                                                        HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay