Sidii aad wararkii hore ee ONA kabaxay kula socoteenba, waxaa si xawli ah ku socda kacdoonka Shacabka Oromiya. Maalmihii lasoo dhaafay ayaa shacabka Gobolka Hararge ay banaanbaxyo waawayn iskugu soo bexeen iyagoo kacabanaya dhibaatooyinka ay Woyaanuhu shacabka kuhayaan.

Salaadii Ciida kabacda shalay Arbacadii waxaa mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo xasuuqa ay Woyaanuhu ku hayaan shacabka uu ka dhacay magaalada Masala oo katirsan galbeedka Gobolka Hararge ee dhulka Oromiya. Hadaba daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay