Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir mudane Tarsan ayaa 1-dii Luulyo khudbad uu kaga hadlayay maalinta Xorriyada Soomaaliya si dhab ah ula hadlay shacabka Soomaaliyeed, waxuuna sheegay in qarankii soomaaliyeed uu maanta godmadaw ku dhacay.

Waxuu sheegay Jiilka Soomaalida ah ee maanta jooga in laga dhaxli doono dal  la, aan iyo kala qoqob, maantana ayna soomaalidu lahayn wax ay ku midaysan yihiin xataa calankii Somaliyeed ee matalayay Somali-wayn. Waxaana maanta la samaystay Calamo badan qoys walibana uu calan samaystay gobal gobalana loo jarjaray oo xuduudo loo samaystay. Hadaba daawasho wacan khudbadii taariikhiga ahayd ee Mudane Tarsan.

ONA

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay