Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) ayaa cashiro iyo siminaaro kala duwan oo kusaabsan aqoonta iyo barashada farsamooyinka kala duwan ku qaata xarumaha iyo saldhigyada ay ku leeyihiin gudaha Ogadenya.

Hadaba muuqaalkan hoose ayay Naftood-hureyaashu waxay ku qaadanayaan aqoon kororsi ku saabsan mid kamid ah hubka casriga ah ee CWXO uu haysto ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay