Wararka Naga soo Gaadhaya Wadanka Sucuudiga Gaar ahaana magaalada Riyaad ayaa waxaa Ka socda Xaflad Balaadhan oo ay soo abaabuleen Jaaliyada Somalida Ogadenia ee ku dhaqan Wadanka sucuudiga Gaar ahaan Faraca magaalada Riyaad.

Xafladan ayaa waxaa kasoo qaybgalay dadwayne aad u badan oo u dhashay Somalida Ogadenia waxaa sidoo kale kasoo qaybgalay dhawr TV kamid ah kuwa Afka somliga ku hadla oo fadhigoodu yahay dalka Sacuudiga. Waxaa kaloo munaasabadan goob joog ah oo ka qaybqaadanaya madax JWXO kamid ah.

Hadaba Hoos ka Daawo Sawiro iyo waliba Heestii Calanka Ogadenia ee Lagu Daah Furay shirka

 

Kala soco warar kaayaga Danbe Warbixinta oo Dhamays tiran

 

 

IMG-20160707-WA0015

FB_IMG_1467918563138

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay