Naftood hurayaasha kala ah Sulub Cabdi Axmed iyo Maxamed Ibrahim Qombar ayaa waraysi ay siiyeen Ilays Tv  hawada ka salaamay shacabka Ogadenya meel ay jogaanba,salaantaas oo ku beegan ciida barakaysan ee ciidul fitriga.

Naftood hurayaasha ayaa waraysiga kaga xog waramay sida ay Naftood hurayaasha jiida hore kujira iyo shacabka ay la falgalaan ugu ciidaan gudaha Ogadenya iyagoo wata howlahooda halgan sidoo kale waxay shacabka Ogadenya ugu baaqeen una direen farriin halgan oo adag.

 

                                                             HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay