Theresa May ayaa lawareegtay xilka ra’iisal-wasaarenimada dalka Britain. Iyadoo ka hadlaysa guriga ra’iisal-wasaaraha ee Downing Street kadib markii ay la wareegtay xilka. Mrs May ayaa sheegtay dowladeeda inay u shaqayn doonto dadka oo dhan.

Waxay balanqaaday inay la dagaalanto sinaan la’aanta. Waa ra’iisal-wasaarihii saddex iyo tobnaad ee xilka qabta inta ay joogtay Boqorada Elizabeth. Waxay la kulantay Boqorada si ay dowlad u samayso, kadib markii ay Boqoraddu  aqbashay is casilaada David Cameron daqiiqado kahor.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay