Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 23/7/2016, shir deg deg ah isugu yimid xubnaha jaaliyada sweden iyaga oo ka jawaabaya dhacdadii foosha xumayd ee ay kula kaceen xubno ka mid ah Jabhada Wadaniga xoraynta ogadeeniya dad maangaab ah oo gumaysiga Itoobiya ka samaysatey dhulka soomaaliya.

Waxaa wax aad loolayaabo iyo amakaag ku noqotay shacabweyna somalida ogadeeniya iyo dhamaan inta damiirka soomaalinimo ku jirto falka waxshinimada ah ee ay ku kaceen nimanka qubuuraha caabuda ee gumaysiga Ethiopia ka sameeyey gobolada dhexe ee jamhuuriyada soomaaliya (ahlu suna waljameeco).

shacabka Ogaadeeniya marna ma iloobidoonaan sadex qof:-

  1. Qofka ku bada dhibaatada.
  2. Qofka kugu dhaafa dhibaatada.
  3. Qofka ku garab istaaga wakhtiga dhibaatada.

IMG_1018IMG_1017

Faahfaahinta shirka kala soco wakalada wararka ogadenia ONA

By Heegan

Sweden

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay