Xildhibaan Riyaale xaamud ahmed ayaaa baaaq iyo cambaareyn isugu jira u diray shacabka soomaaliyeed  iyo shacabka Somalida Ogadenia uguna baaqaya halgan iyo adkaysi buuxa. Dhanka kale cambaareeyay falkii doqonimada ahaa ee dad magaca soomaali sheegta ay kula kaceen qaar kamid ah madaxda Jabhhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO).

Hadaba hoos ka daawo waraysigii Xildhibaan Riyaale xaamud ahmed oo dhamays tiran.

By Heegan

Sweden ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay