Sida aad lawada socoteen ba waxaa bishii ugu danbaysay sare usii kacayay kacdoonka ka dhan ka ah Gumaysiga Itoobiya ee kasocda Gudaha Itoobiya.

Magaalada Gonder horaantii bishan waxaa mar Gacanga ku dhigay koox xabashi ah oo kacdoon wadayaal ah xukuumada Woyaanaha ayaa ku guul daraysatay inay kacdoon wadayaasha xakamayso.

Maanta waxay maraysaa heerkii ugu sareeyay waxaa si gaara isu hubeeyay qabiilka Tigreey waxaa iyaguna sigaara isu hubeeyay qabiilka amhaara, waxaana qolo waliba sheegannaysaa inay is difaacayaan, Itoobiya ayaa waxay cagta saartay wadadii bur burka iyo kala Yaaca.

Daawo Qayb Kamida Qoomiyada Amhaara oo Hubaysan Haysatana Qayb Kamida Magaalada Gonder ee waqooyiga  Itoobiya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay