Marwo Ayaan Cali Xaydar oo fariin suugaameed u dirtay mamullada soomaalida ee gumaysiga Itoobiya u adeega suugaantan oo isugu jirta baaq iyo cambaeerayn iyo talo bixin intaba ayaa Halgantu ugu gudbinaysaa fariin culus madaxda Maamul ku sheegyada Somaliyeed ee caadaystay ka ganacsiga dhiica shacabka Somalida Ogadenya.

BY Heegan

ONA Sweden

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay