Gudoomiyaha Jaaliyaada Sweden Mudane Abdirahman bashir oo fariin adag u diray Soomali ismoodka dhanka kalena baaq u diray shacabka ogadenia uguna baaqay halgan iyo inay taageeran ciidanka wadaniga xoraynta ogadenia wuxuu sido kale cambaareyay mamulada soomaaliya gudaheeda ugu adeega gumaysiga itoobiya shacab waynaha soomaaliyeedna ugu baaqay inay iska qabtaan

By Heegan

Sweden ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay