Kacdoon Wadayaasha Shacabka Oromiya ayaa waxay kusoo laba Kacleeyeen Mudaaharaadadii ay kaga soo Horjeedeen Gumaysiga Itoobiya ee wakhtigiisu gabaabsiga yahay. Qulqulatooyin Mudaaharaadyo ah ayaa ka Biloow day qaybo kamida Wadanka Oromiya.

Maalinba maalinta ka dambaysa waxaa kasii daraya Mudaaharaayada lagaga soo horjeedo taliska Woyaanaha, sidoo kale waxaa kasocda qaybo badan oo kamida Gobolka Axmaarada  oo meel halis ah gaadhay. Xaalka Mustaqbal ee Itoobiya ayaa wuxuu noqday mid Gabaabsi ah oo u muuqda inuu beelay tiirarkii uu ku taagnaa.

Hadaba Hoos ka Daawo Kacdoon wadayaasha Oromia oo Cartamaya Badhtamaha Magaalooyinka Waawayn ee Oromia.

FB_IMG_1469473219270FB_IMG_1469473238699FB_IMG_1469473251834

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay