Wararka ka imaanaya Gobolka Oromia Gaar ahaan magaalada Boku Luboma ayaa waxay sheegayaan in shacabka oo wada Mudaaharaad Si nabad ah in Ciidamada Gumaysiga Ethiopia ay ku fureen Rasaas nool waxaana ku dhaawacantay tiro shacab ah.

Sidoo kale waxaa ku dhintay Tiro kaloo shacab ah oon Waxba galabsan, warkan oo hada soo dhacay ayaa muujinaya in ay dadbadan ku dhinteen mase jirto wax tiro koob ah oo hada lahelay. Sida aan war kaanagii hore idiinku sheegnay xukuumada TPLF ayaa Gobolka Oromia gaysay ciidamo ay ugu talo galeen in ay dadka shacabka ah gumaadaan.

Hoos ka Daawo Ciidamada Gumaysiga Ethiopia oo toos uridaaya Xabada

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay