Mudaaharaad balaadhan oo ka dhacay tuulada Boku Luboma oo katirsan Degmada Miyo ee Gobolka Borana oo ku taala dhulka Oromiya ayaa waxay ciidanka Woyaanuhu ku dileen 3-muwaadin oo kamid ahaa shacabka banaanbaxan iskugu soo baxay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay