Boqorka dhaantada ee sida wayn shacabka Somaliyeed usoo jiitay Suugaan Halgameedkiisa Mudane Maxamuud Axmad Jaangoo, ayaa soo bandhigay hees cusub oo aad u xiisa badan.

Mudane Jaangoo ayaa caan ku ah Suugaan Halgameedka kala duwan iyo waliba suugaanta ku qotonta dhaqanka iyo hidaha suuban ee ummada Somaliyeed ay caanka ku tahay. Hoos ka daawo heestii cusbayd ee Mudane Jaangoo uu soo bandhigay dhawaan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay